Xamse Barre oo Daahfuray Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaarka shaqaalaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah ayaa sheegay in siyaasaddani...