Tiro hoobiyaal ah , ayaa goordhaw lagu soo garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa ayna hoobiyaasha qaar ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw Villa Soomaaliya, kuwaa...
Amiir Khalid bin Salman Al Saud, Wasiirka Difaaca Sacuudiga, ayaa fariin uu ka siday Boqorka dalkiisa Boqor Salmaan Bin C/casiis u geeyay Ayatullah Ali Khamenei,...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku amray hay’adaha ammaanka ee Mareykanka inaysan u oggolaan kulamada la xiriira arrimaha Shiinaha inuu goobjoog ka noqdo Elon Musk,...
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC oo saaka warsaxaafadeed soo saaray ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xubno ka tirsan PEC ay xogtii doorashada Puntland u...
War-Saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka...
Shacabka magaalada Baydhabo , ayaa saakay isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi, iyaga oo ku faraxsan una dabaaldegaya jabkii saakay kooxda Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerar...