Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab, ayaa saakay weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhigyo ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ku leeyihiin duleedka degmada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gebagabeeyey safarkii taariikhiga ahaa ee afartii maalmood ee la soo dhaafay uu...
Waxaa saakay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shingaani si rasmi ah uga bilaabatay is-diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada golaha deegaanka ee la filayo in magaalada Mqdisho ka...