Dowladda Soomaaliya oo lagu bogaadiyay baarista iyo isla-xisaabtanka maaliyadeed
Xoghayaha Guud ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika Marwo Veronica Mueni Nduva, ayaa si weyn u bogaadisay doorka firfircoon ee ay Soomaaliya kaga jirto...