Shir Qaran oo nuuciisu cusub yahay oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Qaran ee Xuquuqul Insaanka,...