Shacabka Muqdisho oo loogu baaqay in ay isku diwaangeliyaan doorashada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫 ayaa si rasmi ah u daah-furay Isdiiwaan-gelinta codbixiyeyaasha doorashada oo maanta ka bilawday Degmada...