Garoon Diyaaradeed oo Soomaaliya ku yaalla oo laga mamnuucay dhallinyarada…
Maamulka gobolka Nugaal ayaa awaamiir culus duldhigay dhalinyarada ka dhoofaysa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir, kadib markii ay sii kordhiyeen tirada tahriibayaasha loo kaxaynayo Galbeedka...