Madaxweyne Deni oo qaabilay taliyaha Howlgalada gaarka ee Mareykanka (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo...