Kulan xasaasi ah oo looga hadlayay dagaalka Al Shabaab oo ka dhacay Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Akadamiyadda Jeneraal Kaahiye...