Faahfaahinno dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa duqeyntii habeen ka hor diyaaradaha dagaalka Mareykanku ka fuliyeen buuraha Calmiskaad ayaa muujinaysa in khasaare aan hore loo...
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, ayaa xafiiskii u horreyay ee kumeel-gaar ah ka furatay magaalada Boosaaso , iyadoo halkaa ay sidoo kale booqdeen ugu yaraan...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, iyo Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa kala saxiixday Heshiis ku saabsan is-weydaarsiga xogta si loo horumariyo...
Ciidanka milatariga dalka Sudan, ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen inta badan xaafadaha magaalada Khartuum, waxa ayna halkaasi milatariga ka saareen ciidankii kooxda...
Gobolka Tigrey ee waqooyiga dalka Itoobiya, waxaa xilligan ka jira khalalase u dhaxeeya maamulkii gobolkaasi dowladda Federaalka ku matelayay iyo sidoo kale siyaasiyiin caan ka...
Wararka aan ka heleyno magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo kasoo jeeda deegaannada maamulka...
Maamulka Taalibaan ee gacanta ku haya talada dalka Afgaanistan, ayaa bilaabay dedaalo ay ku hormarinayaan dalkaasi, waxa ayna heshiisyo la galeen qaar kamid ah dalalka...