Maxakamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida , ayaa xukun dil ah ku riday dable Xuseen Xasan Maxamuud (Macda) oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada...
Ciidamada difaaca Puntland , ayaa maanta toogasho ku dilay xubno katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo la sheegay xilliga la dilayay in ay aasayeen miinooyin ay...
Madaxweynaha Burundi, Évariste Ndayishimiye, ayaa shaaciyay in uu socdo qorshe la doonayo in dalkiisa lagu soo weeraro, sidoo kale xukunkiisa lagu afgambiyo, waxa uuna diray...
Ayadoo xiisadda u dhaxaysa xubnaha aadka u mayalka adag ee xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka iyo xildhibaan Ilhaan Cumar ay sii xoogaysanaayso ayaa waraysi ay dhawaan...
Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, ayaa mar kale weerar gantaalo loo adeegsaday ku qaaday dhulka Israa’iil xoogga ku heysato, gaar ahaa magaalada Tal Aviv ee...
Maamulka Trump ayaa fadeexad kala kulmay inay si aan ku talagal ahayn bar-kulan sir ah oo looga hadlay xogta weerarkii 15 bishan Maarso uu Mareykanka...