Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgallo duqeyn ah oo ka dhacay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, ayaa qoraal ay goordhaw soo saareen ku faahfaahiyay khasaaraha kooxda Al Shabaab lagu gaarsiiyay duqeyn dhinaca cirka ah oo ka...
Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee (NISA), ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan saddex nin oo lagu eedeeyay in ay doonayen...
Shacabka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, ayaa xalay qaaday tallaabo si weyn loogu riyaaqay, kaddib markii ay nolosha ku qabteen nin dhallinyaro ah oo la...
War-saxaafadeed dowladda Soomaaliya kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka ay hawlgal si weyn loo qorsheeyay xalay ku beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, dowladda Iran ku cadaadinaya joojinta barnaamijkeeda nukliyeerka, waxa uuna Trump madaxda sare ee Iran hor dhigay doorashooyin la xariira joojinta...