Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo gaarey goobihii 26-kii March lagu duqeeyey kooxda Daacish ayaa gacanta ku dhigay macluumaad badan oo ku saabsan xubnaha ajaaniibta ah...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay canshuur cusub oo ah 25% oo la saarayo la soo degista baabuurta iyo qalabka gaadiidka ee la geeyo...