Trump oo warqad hanjabaad ah Imaaraadka ugu dhiibay Ayatulahi Khamenei
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, dowladda Iran ku cadaadinaya joojinta barnaamijkeeda nukliyeerka, waxa uuna Trump madaxda sare ee Iran hor dhigay doorashooyin la xariira joojinta...