NEWS Afar qorshe oo lagu dhameenayo dagaalka Ukraine oo lagu dhawaaqayCabdi CadeMarch 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 20250 Kaddib kulan deg deg ahaa oo ay Axaddii shalay isugu tageen London, ayay Ra’isul Wasaaraha Britain iyo 18 hogaamiye oo reer Yurub ah kasoo saareen... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay shir Amniga Caasimadda looga hadlayCabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga feejignaado... Read more
NEWS Ciidanka Dowladda iyo saaxiibada caalamka oo dilsy 40 xubnood oo Al Shabaab ahCabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa deegaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabellaha Dhexe ka fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay 44 xubnood oo... Read more
NEWS Aadan Madoobe oo isbitaal ku booqday dhaawacyo Xudur laga keenay (Sawirro)Cabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalkl kuyaalla Magaaladda Muqdisho ku booqday askartii kusoo dhaawacantay xili... Read more
NEWS Dowladda oo war kasoo duqeyn Mareykanka ka fuliyay Shabeelaha DhaxeCabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa lags fuliyay deegaanno hoos taga magaalada Ceel Baraf ee... Read more
NEWS Puntland oo ugu baaqday in uu isa soo dhiibo Cabdiraxmaan Faahiye oo…Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 20250 Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay saraakiil sar sare oo katirsan kooxda Daacish ee ka dagaallamaya buuraha Calmiskaad in ay isa oo dhiibaan, kana faa’iideystaan cafiska... Read more
NEWS Yaa go’aaminaya halka ay ka howlgalayaan ciidanka AUSSOMCabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Ammaanka dalka Soomaaliya qeybo kamid ah, ayaa lagu wareejin doonaa ciidamo cusub oo ku howlgali doona magaca AUSSOM, waxa ayna ciidan cusub ka kala imaan... Read more
NEWS Turkiga oo tijaabo aad u adag ku maraya gudaha dhulka SuuriyaCabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 20250 Turkiga , waxaa loo arka quwada ka dambeysay isbeddelkii ka dhacay Suuriya , kaddib markii la riday nidaamkii Bashaar Al-assad , wax kasta oo ka... Read more
NEWS Guryo Daacish lahaayeen & Gaadiid la gubay oo lagu arkay Buqa-Caleed (Sawirro)Cabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Ciidamada Difaaca Puntland , ayaa guulo hor leh ka gaaraya dagaalka ay kula jiraan kooxda argagaxisada ah ee Daacish, waxa ayna saacadihii lasoo dhaafay ciidamada... Read more
NEWS Yurub oo shir deg deg ah maanta ku yeelaneysa magaalada LondonCabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 20250 Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan Ukraine iyo xal u helidda dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa lagu... Read more