Wasiirro lagu amray in ay xaadiraan furumaha hore ee dagaalka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle....