Digniin ka dhan ah kooxda Daacish oo loo diray Shacabka Puntland
Qoraal digniin ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Puntland, ayaa loogu baaqay dhammaan dadweynaha Puntland in ay taxaddar ka muujiyaan dhaq dhaqaaqa firxadka dagaallamayaasha...