Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay weerarkii ka dhacay Baladweyne
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka fuleynimada ahaa ay geeysteen Khawaarij ku dhiiran weysay furimaha dagaalka inay yimaadaan...