DFS oo caddeysay in aysan waxba iska beddelin mowqif horey u gaartay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ku celisey inay garab taagan tahay madax banaanida iyo qaddiyadda dowladda Falastiin, xilli Maraykanka iyo xuluufadiisu ay wadaan qorshe dhulka...