Ciidamada Puntland oo wada ugaarsiga firxadka kooxda Daacish (Sawirro)
Ciidamada difaaca maamulka Puntland , ayaa wada howlgallo balaaran oo ay ku baadigoobayaan firxad maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo isaga cararay talisyo iyo deegaanno...