Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Baargaal ee Calbari ayaa sheegaya in halkaasi dabley hubaysani maanta ka af-duubteen doon kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Iraan....
Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in beri oo Khamiis ah soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana...
Ciidamo badan oo Mareykan ah ayaa ku sugan qeybo kamid ah waddamada Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya, ciidankan ayaana dalalka ay joogaan ka caawiya...