Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha...
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay inuu Netanyahu ku riixayo madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump inuu taageerro weerar militari oo lagu qaado xarumaha Nukliyeerka ee Iran. Israa’iil...
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhaawacantay oo qaarkood dhaawacoodu culus yahay, kaddib markii nin gaari xowli ku waday uu jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka , ayaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen baadiyaha deegaanka Jowlo ee gobolka Mudug ku...