Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii Daacish ku qaaday Ciidamada Puntland
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad...