War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya , ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, ay si guul leh u fuliyeen...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa baahiyay magacyada labo nin oo ku eedeysan in ay dil u geesteen qof shacab ah, raggan dilka geestay ayaana la...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashooyinka ee hal ku dhigiisu ahaa – 𝘿𝙖𝙙𝙬𝙚𝙮𝙣𝙤𝙬 𝘿𝙤𝙤𝙧𝙖𝙨𝙝𝙤 “𝘿𝙤𝙤𝙧𝙤...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, ayaa si wayn ugu jabiyay weerar nafla caari ah oo kooxda Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaannada Ceel...
Ururka Xamaas , ayaa horraantii maanta wareejiyay afar meyd oo ka mid ah maxaabiista Israa’iil , kuwaasoo dhammaantood lagu dilay duqeymaha Israa’iil ay ka geysanaysay...
Maamul; goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo rarin colaad beeleedda ka aloosan...