Taliska ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa baahiyay magacyada labo nin oo ku eedeysan in ay dil u geesteen qof shacab ah, raggan dilka geestay ayaana la...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashooyinka ee hal ku dhigiisu ahaa – 𝘿𝙖𝙙𝙬𝙚𝙮𝙣𝙤𝙬 𝘿𝙤𝙤𝙧𝙖𝙨𝙝𝙤 “𝘿𝙤𝙤𝙧𝙤...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, ayaa si wayn ugu jabiyay weerar nafla caari ah oo kooxda Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaannada Ceel...
Ururka Xamaas , ayaa horraantii maanta wareejiyay afar meyd oo ka mid ah maxaabiista Israa’iil , kuwaasoo dhammaantood lagu dilay duqeymaha Israa’iil ay ka geysanaysay...
Maamul; goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo rarin colaad beeleedda ka aloosan...
Qoraal kasoo baxay maamulka gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa laga mamnuucay in magaalada Hargeysa lagu qabto bandhig faneedyada ay qabtaan fanaaniinta iyo sidoo kale caweyska...
Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab, ayaa saakay aroortii hore weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaaday fariisimo ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...