Madaxweyne Laftagareen oo arrimo muhiim ah kala hadlay dowladda Mareykanka
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha Dowlada Marekanka ufadhiya Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley Madaxweyne Laftagareen...