Ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan furumaha hore dagaalka buuraha Calmiskaad, ayaa duqeymo culus ku garaacay goobo ay ku dhuumanayaan dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish, kuwaa...
War-saxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntland, oo lagu qoray luuqada Ingiriiska ayaa lagu shaaciyay in ay ixtiraamayaan xuquuqda shacabka reer Falastiin u leeyihiin in ay...