Maxaa kasoo baxay wadahadalladii farsamo ee dhaxmaray Soomaaliya iyo Itoobiya
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wareeggii ugu horreeyay ee wadahadallada farsamo ee kadib heshiiskii Baaqa Ankara, oo lagu doonayo in lagu xoojiyo xiriirka labada dal...