Somaliland oo Hargeysa ka joojisay bandhig faneedyada iyo caweeska
Qoraal kasoo baxay maamulka gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa laga mamnuucay in magaalada Hargeysa lagu qabto bandhig faneedyada ay qabtaan fanaaniinta iyo sidoo kale caweyska...