Taliye Ciidan oo toorey lagu dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland , ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulkaasi, kaddib markii khilaaf uu...