Sargaal gacanta ku dhigay Drone qaraxyo waday oo saakay geeriyooday
Waxaa maanta qarax nuuca miinada ah ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Puntland. Marxuum Maxamed Maxamuud Bootaan...