Madaxweyne Guudlaawe oo kormeeray laamiyo Jowhar laga dhisayo (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray laamiyada waa weyn ee laga hirgelinayo magaalada Jowhar Injineerada iyo shaqaallaha dhismaha...