Sargaal sare oo kasoo goostay Daacish oo isku soo dhiibay Ciidanka Puntland
Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid (Laahoor) oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa maanta isu dhiibay ciidamada Puntland, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta degmada Qandala ee gobolka Bari. Laahoor...