Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa marar badan ku celiyay in uu doonayo in Mareykanka ku biito Jaziiradda Greenland ee hoostagta Denmark, taas oo caro...
Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay Qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga ee shanta sano ee soo socota ee ku...
Guddoomiyaha magaalada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) ayaa markii u horraysay maanta ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo fiidnimadii xalay ka dhacday degaanka...
Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Madaxweynaha dowlad goboleedka HIrshabelle , ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Lataliyaha Sare Ee Arrimaha Dalalka Carabta iyo Islaamka in uu u noqdo Sheekh...