Jubbaland oo baaq muhiim u dirtay DFS iyo dowlad goboleedyada
War-saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland , ayaa lagu bogaadiyay dedaalada ay wadaan dadka deegaanka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwaa oo dagaal kula...