Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka oo dhagax-dhig ka sameeyay Baydhabo
Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Magaalada Baydhabo ka dhagax-dhigay dib-u dhiska Seyladda Xoolaha iyo xarunta...