Dhacdo argagax leh oo ka dhalatay Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana Fatahaada Wabiga sameeyay ka dhashay khasaarooyin isugu jira dhimasho, bur bur iyo barakac....