Itoobiya oo Sameesaneysa Maraakiib dagaal si ay u xoojiso Ciidamadeeda Badda
Dowlada Itoobiya ayaa qorsheeneysa in ay sameesato Maraakiib dagaal oo loogu tala galay in ay adeegsadaan ciidanadooda Badda, waxaana Itoobiya dooneysaa in ay dhisto ciidamo...