Puntland oo si adag uga hadashay Lacag Dowlada Federaalka ugu deeqday Somaliland
Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay lacag dhan Hal Malyan oo Dollar oo Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu deeqday maamulka Somaliland si loogu taageero dadkii...