Maxaabiis lagu dhax dilay Xabsi kuyaala gobolka South Carolina
Rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay gudaha xabsi kuyaala gobolka South Carolina ee dalka Maraykanka, rabshadahan ayaana dhax maray maxaabiis gudaha xabsigaasi ku xirneyd....