IGAD oo loogu baaqay in kulan deg deg ah ka yeeshaan Xiisada Siyaasadeed ee Somalia
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhax aloosan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xiisadan ayaana saameyn badan ku yeelatay howlihii iyo shaqooyinkii Hay’adaha kala duwan ee dowlada Soomaaliya....