Cabdi Bille oo maanta kasoo dhax muuqday Orodkii lagu qabtay Muqdisho (Daawo Muuqaal)
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Caanka ah Cabdi Bile Cabdi ayaa dhowaan soo gaadhay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Wuxuuna maanta ka Qayb galay Tartan dhinaca Orodka...