Cali Jeyte oo diiday in uu ka qeyb galo Munaasabad uu xilka ku wareejin lahaa (Daawo Sawirro)
Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacday munaasabad uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolka Hiiraan. Munaasabada uu xilka...