Madaxweyne Gaas oo ka hadlay wararka sheegaya in ay Xiriirka u jareen Imaaraatka
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa ka hadlay wararka sheegaya in maamulka Puntland ay xiriirka u jartay Dowlada Imaaraatka Carabta kana eriday deegaanadeena...