Wasiir katirsan Xukuumada oo isku soo sharaxay Gudoomiyaha Golaha Shacabka (Daawo Sawirada)
Kaddib shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Prof Saalim Caliyoow Ibroow oo ah mudane ka tirsan barlamaanka Soomaaliya sidoo kalena ah wasiirka tamarta...