Wararka ka imaanaya magaalada Jalalabad ee dalka Afgaanistan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhaxe qarayo ismiidaamin ah lagu qaaday garoon kubada lagu ciyaaro, xili halkaasi...
Dalalka Midowga Yurub oo soo geba gabeeyey kulan ay ku lahaayeen magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan cunaqabateynta Maraykanka ku...
Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada oo maalinkii laga siidaayay xabsi ku yaala magaalada...
Hey’adda Kheyriga ee Hormuud Foundation ayaa deeq raashin, dhar iyo xoolo nool ku wareejiyey Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar taasoo ay ugu talagashay inay Bisha...
Madaxweynaha dalka Turkmenistan, Gurbanguly Berdimuhamedov ayaa si lama filaan ah ugu guuleestay Tartan caalami ah oo baabur wadista oo lagu qabtay  lama degaanka Karakum ee dalka Turkmenistan....