Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee caasimada dalka...