Daawo Sawirada: R/W Kheyre oo Shacab badan kula ciiday Daaru Salaam iyo Beerta Nabada
 Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta socdaal ku tegay deegaanka Daaru-salaam, Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda halkaas oo ay ku...