Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Rajab Dayib Erdogan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Ankara halkaas ayaa kaga qeybgalaya maanta caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha...