Muwaadin Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay magaalada Port Elizabeth
Wararka aan ka heleyno magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in caawa kooxo burcad hubeesan deegaan katirsan magaaladaasi ku dileen muwaadin Soomaaliyeed. Kooxo...